Iyadoo madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni uu xalay wax ka bedelay go’aankiisa ku aaddanaa hannaanka doorashada Puntland ee qof iyo cod, ayaa baarlamaanka Puntland maanta u codeeyay inay muddo sanad ah sii joogaan.

Baarlamaanka ayaa u muuqda inuu taageeray go’aankii shalay ka soo baxay isimada dhaqanka ee ka socday SSC khaatumo, kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Garoowe, halkaasna u joogay inay xal u helaan khilaafkii siyaasadeed ee ka taagnaa maamulkaas.

Isimada ayaa go’aanadooda ku sheegay in xildhibaanada hadda jooga ay iyagu muddo sanad ah, horaanta sanadka cusubna ay doortaan  madaxweynaha iyo ku xiigeenkiisa sidii hore loogu balansanaa.

Advertisement

XIGASIO BBC SOMALI

Previous articleGudoomiyaha Gobolka Hiraan oo booqday Buulo-burde+Sawirro
Next articleMadaxweynaha Kenya oo Waraaqaha Aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Amb Jabriil Ibraahim Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here