Doorashadii kuxigeenka Gudoomiyaha Aqalka Sare waa lagu celinayaa kadib markii hal warqad ay halowday ama qarinbantay oo si qaldan ayaa warqadaasi qalinka loo mariyay.

waxayna doorashada noqoneysa ku celis inkastoo labada musharax aad iskugu dhawyihiin ma caddo shaqsiga guuleysan kara waana la ogaan doona saacadaha soo socda.

tani ayaa imaaneysa xili la sadaalinaaye Abdi xakiin in uu si fudud ku heli doono gudoonka labaad waxaase tartan culus la galay Shacbaan oo ah mida ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilkaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here