Dowalada Soomaalida oo 50 Qof oo Soomaali Swedhish ah u Diiday in ay Soomaaliya soo galaan

0

Soomaalida ku Nool dalka Sweden oo Doonaayey in u soo safraan Dalkooda Hooyo oo soo qaadi laheyd Diyaarada Turkish Eyr ayaa loo diiday in aysan u safraan Dalkooda Hooyo

Shirkada Diyaaradaha ee Turkiga oo markii ay qaadan lahayeen Boodhin Passka ku war galisay in ay Dowlada Soomaaliya Warqad u soo Direen kuna war galiyeen in aysan soo qaadi karin qof aan wadan Baasaboorka Soomaaliga qof Baasaboorada Ajnabiga ah watana looga Baahan yahay Casuumaad

Dadkaan oo gaaraayey 50 Qof ayaan la yaabay amarkaas ka soo Baxay Waaxda Socdaalka uu Madaxda u yahay Col Koofi

Soomaali badan ayaa ku Nool Dibadaha waxaase la yaab ah in Madaxda Dowlada oo Intabadan Heysto Baasaboorada Ajnabiga ah ay u diidaan Soomaali Heysata Baasaboorada Ajnabiga ah ee Dalkooda u Safrayo

Waa markii ugu Horey muwaadiniin Soomali ah loo diido Dalkooda

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here