HomeWarkiiDowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo xbsiga ka sii deysay maxaabiis ka badan...

Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo xbsiga ka sii deysay maxaabiis ka badan 120

JIG-JIGA (DAYNIILE.COM)-Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa laga soo sheegayaa inay ooda ka qaaday oo iska cafisay maxaabiis sida la sheegay u xirnaa si sharci daro ah.

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee dalka Itoobiya (EHRC) ayaa ka shaqeeyay talaabada Dowladu ku sii deysay 121 qof oo  ku kala xirnaa xabsiyada guud ahaan deegaanada  hoos yimaada maamulka Dowlad deegaanka.

Sidoo kale Dowladu waxay cafis u fidisay labo wariye oo kamid ah dadka xirnaa kuwaasoo jaanis u helay inay mar kale  dib ugu soo laabato xoriyadooda.

Masuuliyiinta oo arinta sii deynta ka hadlayay ayaa warbaahinta u sheegay inay qaadayaan talaabooyin ay ku xaqiijinayaan wax ka qabashada dhibaatooyinka iyo walaac waqti badan jirey kaasoo lagu xalinayo helitaanka caddaaladda, iyo sida loola dhaqmo dadka xabsiyada ku jira.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -