Waxaa soo badanaya dalalka waa weyn iyo Ururada Caalamiga ah ee ka hadlaya damaca Itoobiya iyagoo garab istaagna u muujinaya Somalia.

Dowladda Ingiriiska ayaa ka hadashay damaca liita ee dowladda Itoobiya waxayna si buuxda u garab istaagtay Dowlada Soomaaliya.

Dowladda Ingiriiska ayaa adkaysay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta Madaxbanaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.
No photo description available.
Previous articleMadaxweyne Xasan oo Midowga Yurub ku amaanay siday u difaaceen qaranimada Somalia
Next articleDowlada Somalia oo kulan deg deg ah isugu yeertay Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here