HomeWarkiiDowlada Britain oo ka shiftay wajiga sida ay isaga maareysay Mashruuca E-Visa

Dowlada Britain oo ka shiftay wajiga sida ay isaga maareysay Mashruuca E-Visa

Dowladda Britain ayaa mar kale ka hadashay arimaha maalmihii ugu danbeeyay saameynta ku yeeshay muwaadiniinooda u safra Somalia taasoo adeega sida casriga ah loogu dalbanayo Viisaha Somalia kaasoo ay soo rogtay Dowlada Somalia  E-Visa.
Dowladda Britain ayaa fartay muwaadiniinteeda aadaya Somalia inay qaataan dal ku galka E-Visa ee ay soo rogtay Somalia balse Soomaalida ayay laba u sii kala qeybiyeen kuwa reer Somaliland iyo kuwa koofurta ,Boqortooyada UK waxay sheegtay in dadka aadaya dhanka Hargeysa waxay ku wargelisay inay wajihi karaan Viisa 2-aad inay ka qaataan maamulka halkaasi ka jira ee Somaliland.
Fariinnta Dowlada Britain waxay quseysaa guud ahaan Soomaalida heysata dhalashada dalkaasi kuwaasoo raba inay aadaan dhanka Somalia.
UK waxay shaacisay in Maamulka Somaliland uu lacag labaad oo VISA ah ka qaado dadka gaaraya Garoonka diyaradaha Hargeysa kuwaasoo ku imaanaya E-Visa xili Dowlada Somalia ay lacagta ka qaadatay/.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -