Dowlada Britain oo shaacisay in degaano ku soo batey covid19 la Xayiri doono

0

 

 

 

Dowlada Britain ayaa shaacisay in magaalooyinka iyo deegaanada uu kusoo batey xanuunka covid19 in wixii ka danbeeya maalinta isniinta gebi ahaanba la xiri doono Maqaayadaha wax laga cuno iyo goobaha wax laga cabo.

Dowlada ayaa sheegtay in dhamaan Shaqaalaha ka hawlgala shirkadaha UK, ee sharciga Coronavirus uu ku qasbay inay xidhaan ay saddex qaybood marka loo qaybiyo laba ahaan dawlada ka heli doona mushaharkoodii.

sidoo kale Arrintan ayaa saameyn weyn ku yeelan doonta dhaqaalaha dalka oo iminka uun kasoo kabanayey xayiraadihii bilihii March iyo April.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here