Madaxweynaha Ciraaq Barham Salix ayaa sheegay in Ciraaq ay martigelisay in ka badan hal wareeg oo wadahadallo ah oo u dhexeeya dalalka gobolka ku loolamaya ee Iran iyo Sacuudi Carabiya.

Mr Saalix ma uusan bixin faahfaahin dheeri ah, laakiin hadalladiisa ayaa umuuqda kuwo xaqiijinaya warar hore oo sheegayay in wadahadallo noocaas ah ay dhexmareen labada dal, hase yeeshee Sacuudi Carabiya iyo Iiraan midkoodna si rasmi ah uma uusan xaqiijin inay wadahadalol yeesheen.

Cadaawadda labada dal ayaa sii xoogeysatey dhowrkii sano ee la soo dhaafey – taas oo keentey in gobolka oo dhan uu qarka u saarmo inay ka dhacdo colaad dhan walba ah

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here