Dowladda Isutaga imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqday in ay kha fiifineyso ku dhaqanka Shareecada Islaamka, wixii hadda ka

dambeya Dalkaasi waxaa caadi ka ahaan dona Zinada oo haddii laba qof oo rag ah ay isku tageyaa iyo hadii ay Lab iyo Dheg aan is qabin ay isku tageyaa intuba ay caadi tahay.

Waxaa kaloo Xukuumadda Abuubaay ay sheegtey in Khamriga iyo Alcololada ay Banaanyihiin oo aaney Dembi ahay waan Runtii arin layaableh

waxaa maal mihii dhawaa soo kor dheyey Falal lalayaabo oo ay ku kacayaan Kuwa sheegeaneya in ay yihiin muslimiin lkn Munaafiqiin ah oo hada maamuleya Wadamada muslimka ah badan kood.

Dowladda waxaa ay sheegtey dhamaan sharaacada islaamka Dib u habeyn lagu sameyndono taasi oo la micna ah hadalkii madaxweynaha Faransiiska Imanuel Mcron.

Waxaa wararka qaar ay sheegeyaan in Sabbta Imaaraadka ay sidaasi u sameyneyaan ay tahay in Dalkaasi ay yimaadaan maal qabeeno Yahuud ah iyo kuwo u dhashey Reer Galbeedka.

Waxaan kaloo Xusid mudan in dhawaantaan ay Wadamada Bahreyn iyo Imaaraadka ay israaiil u aqoonsadeen Qaran jira midaasi oo ah wax

lala yaabey, waxaana hadda Falkaani uu Xiriir la leeyahay he shiisyadii dhawaan taan gaareen yahuuda iyo Dalalka aan kor ku soo xusney.

Dowladda Kumeel gaarka ah ee Wadanka Suudaan ayaa dhawaantaan ku dhawaaqaday Falkan oo kale ah oo waxaa ay sheegtey in

wixii hadda kadambeya lakala saareyo Diinta iyo Dowladnimada intaasi kadib ayaa.Alle umuujiyey Tusaale wax lagu garto oo durba waxaa lagu xarqiyey Daadad.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here