Dowlada Dalka Etoobiya oo 30 sano ee Burburka ku jirtay Somaliya ku heysay faragalin aan loo meel dayin ayaa hada u.muuqata in ay dib u bilaawday shaqadii lagu yaqiinay ee kala qeybinta Somaliya

Dowlada Etoobiya ayaa diyaarad qaas ah ee kuwa Militariga ah ugu qaaday madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi asiis Lafta Garaan

Qorsha Etoobiya ayaa in in maamul Goboleydyada ka gadoodsan Dowlada Xasan Sheikh Maxamuud Shir ugu Qabato Etoobiya Hub iyo sanad Militarina soosi si dagaal uga abuuraan Gudaha Soomaliya

Dowlada Somaliya ayaa ka aamusan faragalintaasi iyadoo ilaa iyo hada war ka soo sarin dhaqanka xun ay wado Dowlada Etoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here