Dawladda Ethiopia ayaa beenisay in Ciidamo Soomaali ahi ay ka qayb-qaateen weerarkii lagu qaaday gobolka Tigrayga.

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha Dibadda Ethiopia oo la yidhaahdo Dina Mufti, ayaa sheegay in ay been abuur yihiin wararka sheegaya in Ciidamo Soomaali ah iyo xattaa kuwo Eritrean ah ay qayb ka ahaayeen weerarka lagu qaaday gobolka Tigrayga.

Inkastoo dawlada soomaaliya hore ubeenisay wararkan hadana kooxaha mucradka soomaliya oo waayay wax ay ku dhaliilaan xukuumada Nabad iyo Nolol ayaa wararka been abuurka ah kubaahiyay baraha bulshada

Mucaaradka ayaa umuuqdaan kuwo caqabad ku ah kana xun horumarka iyo dhismaha ciidamada xooga dalka oo hada maraya meeshii ugu fiicanayd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here