Dowlada Federaalka oo Culees Siyaasadeed adag ka soo wajahay dhanka Jubbland

Dawlada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa wajahaya Culeys siyaasadeed kii ugu ballaarnaa,taas oo ku saabsan sida uu uwajahayo dagaalka Siyaasadeed Ee kaga furan dhanka Jubbaland.

Isbar bar yaaca ka taagan Kismaayo iyo xildhibaanada labada dhinac ku kala dhawaaqeen waxay aad u shabhaa lixdii Madaxweye Ee is magacaabay markii Jubbaland la unkayey 7 Sano ka hor.

Advertisement

Balse siyaasadu dan joogta ah malahane waxa is waayey Saaxiibo saxan wax ku wada cuni jiray,oo hadda cadow isku arka.

Soo laabashada Axmed Madoobe kadibna uu Dawlada isagoo Madaxweyne ah la gor gortamo sida dhacday 2015 ayey ubadan tahay Saadaasha sida muuqata.

Xildhibaan C/fitaax Sanyare oo ka mid ah Golaha Shacbaka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in boos kaga furneyn Wasaarada arimaha gudaha Doorashada Jubbaland.

Waxa uu sheegay inay wixii dhibaato dhacda ay Dawlada qaadeyso oo ay Madaxweyne Farmaajo ugu horeeyo.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064