Dowlada Federaalka oo Daah Furay maanta Goobe muhiim u ah Dalka

0

Waxaa maanta xariga laga jaray Wadada Kacaanka (Cirtoogte) ee isku xirta Bakaaraha ilaa isgooys-ka black sea ee dhexmarta Cirtookte ee Gobol-ka Banadir.

waxaana dhismaha wadadaan oo mudo 30 sano ah burbursaneed oo aan dadka iyo gaadiidkaba uusan isticmaali jirin hada ay suurta gashay in dib loo isticmaalo waxaana dhisay shirkadda dhismaha Buruuj oo ah shirkad soomaaliyeed waxaana maalgaliyay maamulka gobolka banaadir iyo rugta ganacsiga somaliyeed.

wadadaan oo loo dhisay qaab casri ah oo waliba loo sameeyay astaamaha iyo waxyaabaha lagu yaqaano wadooyinka caalamiga ah.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka somaliya ayaa ku amaanay shaqada adag oo ay qabatay buruuj wuxuuna sheegay in la sugaayay mudo dheer hadana laga miro dhaliyay.

madaxda shirkadda dhismaha buruuj ayaa goobta ka sheegtay in xirfadlayaal Soomaaliyeed ay mashruucaan bud dhig u ahaayeen.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here