Dowlada Federaalka oo Dhagxaan ku Gooysay Jidka Warshadaha

0

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xalay isgoosyada Jidka wadaha ka qaaday Dhagxaantii iyagoona ku xiran dhagxaantii laga qaaday dhamaan Jidka Warshadaha

Shacabka Muqdiaho ayaa wali cabasho ka ah Wadooyinka Dib loo xiray ee Warshadaha madaama la doonaayey in Shacabka dib u helaan isku socdka ay xaquuqda u lee yihiin

Shacabka Muqdisho ee ku Nool Jidka Warshadaha ayaa soo xasuustay haday hada ka hor yiri Ra iisal wasaarahii hore Cali Maxamed Geedi ee ahaa Jidka Warashada waxii ka koreeyo waa Argagaxisa ha la duqeeyo waxaase hada muuqata in Dowlada Farmaajo sidaa qaadatay

Wadooyinka la xiray ayaa ah

I Isgooyska warashada Baastada,kan Taleefishinkii hore ,Kan Jananaraad Daauud ,Ifaka xalane ,Guulwadayaasha ,Shiirkolaha iyo Kuliyada Siyaad Janaraal Daauud Exkis Kointarool Afgooye

Wali Shacabka Muqdisho waxaa heysta Caqabada waa weyn ee dhanka isku Socodka waxaana xiran Wadooyin Muhiim u ah isku socodka Shacabka

Dowlada oo hada Jidka wadanaha ka qaaday Dhagxaanta kuna xittay Jidka Warashadaha wali Howsha waa Jug Jug meeshaada Joog

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here