Dowlada Federaalka oo Hub culus ka dajisay magaalada Hobyo

Doonyo Hub fara badan ka qaaday Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay iney gaareen degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Sida wararku sheegayana doonyahan hubka siday ayaa waxaa diray dowladda Federaalka Somalia, waxaana loogu tala galay ciidanka xoogga dalka ee qeybta 21aad ee ka howlgasha gobolada dhexe.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in hubka saarnaa Doonyahan laga dejiyay Xeebta Hobyo, isla markaana gawaari kuwa xamuulka ah lagu sii raray.

Hubkan laga dejiyey Hobyo ayaa lagu howlgelinayaa ciidamada xoogga dalka, si ay degaanada Galmudug uga bilaabaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga dalk

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064