Dowlada Federaalka oo Kala Jartay Degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa

0

Shacabka degan yaaqshiid iyo Heliwaa ayaa saaka ku waa bariistay Jidad xiran, waxaana saaka xiran inta u dhaxeysa EX-Kontarol Balcad iyo dalcada suuqa Xoolaha.

Waxaana la xiray jid cadayaasha labada dhinac ka soo gelaya Wadada sida yaaqshid iyo Heliwaa, sidoo kale laamiga ayaa la sheegayaa in Dhaxda laga jiray laguna jaray carro tira badan, waxaana goobaha la xiray qeyb ka ah wadada SOS.

Lama oga sababta waxaana saaka shacabku ay sheegeen in ay lug ku marayaan wadooyinka Suuqa Xoolaha, iyagoo adeegsanaya Xaafadaha jid cadayaasha mara.

Inta Badan magaalada Muqdisho ayaa ah mid Godoon ku Jirto oo kala Xiran iyadoo Adag tahay in aad isaga kala Gooshto Xaafadaha

Wadooyinkaan Xiran ayaa loo badinayaa in dhagxaantii Tiilay Jidka Wadanaha ilaa Ekis Koontarool Afgooyey la Furi Doono halkaan loo wareejin doono Xeendaabka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here