Dowlada Federaalka oo loogu Baaqay in ay wax ka qabato Ganacsatada Boobeysa Eraboorka Dayniile

0

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa loogu baaqay in ay wax ka qabato Boobka lagu haayo Dhulka Agoonta uu ka Dhinta Allaha u Naxariistee Maxamed Khanyare Afrax kaas oo boobayaan ganacsato ka soo Jeedo Dayniile

Ganacsatadaan boobeysa Dhulka Akoonta ayaa kala

Cabdi Cali Faarax ,iIsmaaciil Gooni iyo Xaanbe iyo kuwa kale oo badan kuwaas oo ka soo saxiixday in dhulkaas Agoonta dhacaan Ra iisal wasaarahii Hore Xasan Cali Kheyre

Ganacsatadaas ayaa adeegsaneysa Gudoomiyaha Degmada Dayniile Jacfar oo horay loogu eedeeeyey in uu Ceel ka qotay Hooygii Maxamed Khanyare

 

Dhulkaan ayaa waxaa ka hadlay Gabar uu dhalay Maxamed Khanyare oo lagu magacaabo Fartuun iyadoo sheegtay in Xoog looga heysto Dhulkaas ay ka Xoogeen Ganacsato adeegsaneysay Shaati Dowladeed

Sharci hadoow jira ayeey tiri waa in dhulka Agoonta Gacantooda lagu soo celiyaa madaama uy Aabahood lahaa Dhulkaas

Dadka Soomalaiyeed ayaa aad uga Carooday boobka lagu haayo Dhulka Maxamed Khanyare oo siweyn u ahaa halgamaa si weyn looga yaqaano Gayiga Soomaaliya iyo Aduunka intiisa kale

Gabarta uu Dhalay Khanyare ayaa sheegtay Anagoo nala yaqaano ayaa dhulkeena la dhacayaa oo wali Dowlad Jirto marka dadka masaakiinta ah halkey Joogaan

Dhaca lagu haayo Dhulka Agoonta uu dhalay Khanyare ayaa ah kuwa si weyn looga Xumaado madaama Dhul dhaxal ah Ganacsato ay dhacayaan wali ku Heeb ah

Fartuun Khanyare ayaa uga digtay Diyaaradaha Isticmaalo Eraboorkaasi Dayniile dhaxalka ah oo Xooga looga Heysta

Si kastaba ha ahatee Soomaaliya ayaa waxaa ka jira Boob xoogan oo Dowlada Federaalka waxba ka qaban karin

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here