Dowlada Federaalka oo war ka soo saartay Qaraxii Galabta ka dhacay magaalada Muqdiaho

0

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ruux naftiisa miidaamiyey uu galabta ka fuliyay maqaayada Blue sky oo ku taala magaalada Muqdisho halkaasoo dad shacab ah khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu ka soo gaaray.

Qaraxan ayeysan jirin illaa hadda cid sheegatay inkastoo qaraxyo la mid ah oo horey u dhacay ay sheegatay kooxda Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowlada Somalia iyo ciidamada shisheeye ee taageeraya.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here