Dowlada FS Iyo Beesha Caalamka Oo Aan Wali Wax War Ah Kasoo Saarin Xulista Xildhibaanada Jubalaand B

 

Beesha Caalamka oo wali taageero u muujin labada Garab ee dhawaan Xildhibaanada uga dhawaaqay magaalada Kismaanyo.

Xiisada siyaasadeed ee kasoo cusboonaatay jubalaand ayaa ah mid aad u kacsan Waxaa in dhawaalo laga dhowr sugaayey taageerada Beesha Caalamka u muujiyo Xildhibaanada dhawaan looga dhawaaqay magaalada Kismaanyo ee Maamulka Jubbaland iyadoona dhawaan la sugaayey in taagerro caalami helaan

Advertisement

Inkastoo Beesha Caalamka looga bartay in ay taageero u muujiyaan Xildhibaanada Maamul goboleydyada ku dhawaqaan si loo dhiira galiyo dadaalada maamul Goboleyda ayaa wali wax war ah kasoo saarin lama oga sida ay wax ka yeeli doonan.

Waxay u muuqataa aamusnaanta Beesha Caalamka in aysan ku qanacsaneyn habka lagu maamulaayo xulista xildhibaanada looga dhawaaqay magaalada Kismaanyo waxayna qabaan in si sharci ah loo maro soo xulista Xildhibaanada si loo helo doorasho Xalaal ah oo loowada dhan yahay islamarkasne dowlada federaalka soomaaliya ka noqoto gar wadeen.

Sikastaba ha ahaate Dhamaan Xisbiyada Mucaaradka ayaa wada Taageeray Hal garab oo ah Ahmed amadoobe kuwaa oo u arko Ahmed mid kaso horjeedo bur burinta Dowlada federaalkà inakstoo wali aysan ka hadlin dowlada dhexe taasi aya ah mid sii hurin karta xaalada ka taagan magaalada kismaayo waxaana qasab ah in ay aqoonsato dowlada federaalka soomaaliya

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064