UK ayaa ugu baaqday nadaxda Soomaalida in ey heshiiyaan.

UK ayaa sheegtay in eysan taageeri doonin doorasho hal dhinac ah ama doorashooyin is bar bar socdo ama mudo kordhin loo sameeyo madaxda hada joogto.

Dowlafa Soomaaliya ayaa horay u dalbatay in aan lasoo faro-gashan arimaha gudaha ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here