Dowlada Ingariiska oo Dowladaha sida waa weyn u saameeyey Cudurka Halistaah ee Karoona 19 ayaa hada u muuqata mid mar kale halis sii galiyey Gudaha Dalkaas

Cudurka ayaa hada u muuqda in uu mar kale u soo laba kacleeyey oo saameen Xoogan ku yeeshay Dunida

Dalka Ingariiska ayaa shalay kaliya waxuu ku dhacay 25 000 kun oo Qof halka ay u dhinteen in ka badan 300 Qofna

Dowlada Dalka UK ayaa soo saaray Amar lagu xakameynaayo Cudurkaasi Dilaaga ah waxay Dalka Ingariiska Dalkeeda ku soo rogtay Bandow Bil ah oo dhamaan Xaduudaha Dalkaasi la xiraayo dhamaan Safarada Dibadda lagu joojinaayo

Sidoo kale waxa Bandoow lagu soo Roogay Dalalka Biljinka iyo Talyaaniga iyadoona wadamo kale iyaganu doonayaan in ay Dalalkooda Bandoow ku soo Rogaan

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here