ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Dowlada Itoobiya ayaa IGAD ka codsatay shir degdeg ah oo ay ku sharaxdo heshiiskii sharci darada ahaa ee ay la gashay Maamulka Somaliland.

Madaxweynaha Jabuuti oo haya hogaanka IGAD ayay warqad u dirsadeen si uu u qaban qaabiyo kulankaasi.

Advertisement

Wasaarada arimaha dibada Jabuuti oo ka jawaabeysay dalabka Itoobiya ayaa durba bilowday inay dalalka IGAD u dirto fariimo wargelin ah oo ay ku iclaaminayaan shirka IGAD si loo dhageysto Dowlada Itoojiya.

Hadaba halkaan ka dhageyso faahfaahinta arintaan oo aan ka soo xiganay Saab TV.

Previous articleMadaxweynaha oo la kulmay Madaxa Hey’adda IMF+SAWIRRO
Next articleMadaxweyne Qoor-qoor oo maanta furey kal-fadhiga 9-aad ee Golaha Wakiilada Galmudug+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here