HomeWarkiiDowlada Itoobiya oo maanta daah-fur u sameyeysay mashruuceeda biya-xireenka wabiga Niil

Dowlada Itoobiya oo maanta daah-fur u sameyeysay mashruuceeda biya-xireenka wabiga Niil

ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta ku guuleystay inuu daah-furo mashruuca biya xireeka ee uu ka sameeyay wabiga Niil kaasoo ay donayaan inay koronto ka dhaliyaan.

Abiy Axmed wuxuu xaflada daah-furka ku casuumay madax badan oo Afrika u badan kuwaasoo ka qeybgalayay shirka cimilada Afrika sida Madaxweynayaasha Kenya iyo Jabuuti.

Dabaal deg weyn ayay Itoobiyaanku xalay soo bilaabeen ilaa saaka oo ay ugu danbeyn daah-fur balaaran u sameeyeen.

No photo description available.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -