HomeWarkiiDowlada Japan oo berito Jabuuti u direysa diyaarado waa weyn oo nuuca...

Dowlada Japan oo berito Jabuuti u direysa diyaarado waa weyn oo nuuca ciidamada ah

DJABUTI (DAYNIILE.COM)-Dowladda Japan ayaa berito oo sabti ah waxay laba diyaarad oo nuuca xamuulka ciidamada ah u direysa dalka Jabuuti.
Diyaaradahaan oo markiiba qaada karta ku dhawaad 1500 ruux  ayay Dowlada Japan dooneysaa inay ku soo daabusho muwaadiniinteeda ku kala sugan dalka Iiraan iyo Israa’iil madaama dagaalka u dhexeeya uu sii badanayo.
 Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Japan Gen Nakatani ayaa laga soo xigtay in diyaaradahaani soo daabuli doonaan kun muwaadiniin reer Japan ah oo ku sugan Israa’iil iyo 280 iyagana Iiraan ku sugan si looga bad-baaiyo xiisada bariga dhexe ka taagan. .
Talaabadaa ay qaadeyso wasaarada gaashaandhga Japan waxa ay timid kadib markii ay cabasho ka timid muwaadiniintooda oo codsi u gudbistay wasaaradooda arimaha dibada kadibna ay iyaguna wasaarada gaashandhiga u gudbiyeen dalabka soo daabulidaMay be an image of aircraft
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -