Dowlada kenya oo ka hor tagayso Dhalinyarada dagan Wajeer in ay ku biiraan Alshabaab

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Wajeer  ee dalka Kenya ayaa sheegaya in  lagu soo gabagabeeyay kulan sadax cisho ka socoday oo looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa, in dhalinyarada gobalkaasi ay ku biiraan kooxda Alshabaab.

Kulankaan oo ay soo qaba qaabiyeen Dowlada Dhexe ee Kenya iyo dadka Deegaankaas ayaa imaanaya, Xili bilihii la soo dhaafay dhalinyarada ka soo jeeda Wajeer ay aad ugu biirayeen kooxda shabaab.

Sidoo kale Arrintan ayaa imaanaya xili qaar badan oo kamid ah halinyarada gobolka Wuqooyi/Bari ee Kenya ay horay ugu biireen kooxda Alshabaab

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here