HomeWarkiiDowlada Kenya oo xirtay TV-yo madax banaan sababo la xiriira Mudaaharaadkii Nairobi

Dowlada Kenya oo xirtay TV-yo madax banaan sababo la xiriira Mudaaharaadkii Nairobi

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Dowlada Kenya ayaa goor dhaw xirtay TV-yo madax banaan oo Xarumo ku leh qaar ka mida magalooyinka Dalka Kenya islamarkaana laga leeyahay isla dalkaasi sababo la xiriira dibad baxyada ka socda Nairobi.

Wali lama cadeyn sababta Dowlada Kenya u cuskatay inay albaabada isugu laabto TV-yadaan madaxa banaan oo la sheegay inay ka mid yihiin kuwa ugu waa weyn uguna caansan.
 Kumanaan kun oo dadweyne ah oo saaka soo bilaabay dibadbaxyada ayaa wali iyadoo la hadal hayo inay xitaa caawa gaari karaan dibad baxyada oo marba marka ka dam-beeya sii kordhaya xili  Booliiskuna hor taagan yihiin shacabka careysan/
Waxaa jira warar sheegaya in hogaamiyayaasha banaan-baxa ay go’aan adag ku qaateen inay madaxtooyada galaan si ay Dowlada cadaadiska ugu sii kordhiyaan sida in Madaxweynaha ay ka dalbadaan inuu is casilo amaba dhibaateeyaan.
Dhanka kale wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya inuu jiro khasaare dhimasho oo soo kala gaaray shacabka iyo ciidamada Booliiska inkastoo wali tira saxan iyo cadeyn laga heyn.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of 6 people and crowdMay be an image of one or more people, road, crowd, fog and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -