Dowlada Madaxweyne Farmaajo oo ku fashilantay dhowr Qodob oo Hanaanka Dowladnimo muhiim u ah

0

Dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo oo jirtay muda Dhan 3 sano iyo 7 Bil ayaa laga Doonaayey Dhowr Hanaan Dowladeed ah

Dowlada Federaalka ee Hada Jirta ayaa ku fashalintay sida ay ugu Fashilmeyn Dowladihii ka horeeyey ee dhanka Dowlad wasaag qh

Dowlada Hada Jirta ayaa ku fashilantay Qodobadaan

1 Doorashada Qof iyo Cod

2 Dhameystirka Dastuurka

3 Xariirka Dowlada iyo Maamul Goboleydtasa

4 Wadashaqeynta Dowlada iyo Baarlamaanka

5 Ammiga guud ee Dalka

Intaas oo qodob waxaay muhiim u tahay hanaanka Dowladnino taana waxaa Muuqata in ay ku fashilmeen intii Dowlad ee Soo martay Soomaliya bur burka ka dib

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here