Dowlada Madaxweyne Farmaajo waxyaabahii ugu muhiimsanaa ay ku Guuldareystay

0

Dowlada Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Dalka Soomaaliya waxay qabatay 8.2.2017 xiligaa uu kaga Guuleystay Doorasha adag oo Ka shacday Muqdiaho

Farmaajo oo la aaminsana in uu Dalka wax ka qaban karo ayaa u muuqda mid ku Guuldareystay dhowr Arimood oo muhiim u ah Hanaanka Dowladnimo ee Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku eedeyn jiray Safarka Badan madaxweynahii Hore ee Xasan Sheikh taa oo sida Muuqato hada ka safar badan yahay Farmaajo Xasan Sheikh

Waxuu kale uu ku dhaliili jiray Dowladii ka horeysay in ay wadooyinka Xirtaan taa oo hada Muuqata uu Farmaajo hada Xiray Wadooyin horay u Furnaa Muqdishona kala jaray uu laba qeyb ka dhigay isagoo dhagaxyo ku gooyey Jidka weyn ee Wadnaha

Fhaliisha kale ee lagu Xasuusan karo Madaxweyne Farmaajo ayaa ah kudrsasho uu ku Dhaliili jiray Xasan Sheikh waana mida uu hada Doonaayo uu uu 2 sano loogu Daro si uu u qabto Doorasho Qof iyo Cod ah

Guuldarada ugu weyn uu sameeyey Farmaajo ayaa ah

1 ma dhameystirin Dastuurkii Dalka wali waa Qabyo

2 Dhiibidii Qalbi Dhagax uu u gacan galiyey Dowlada Etoobiya

3 Amniga Dalka oo ku Guuldareystay in uu wax ka qabto

4la shaqeyn la aanta maamul goboleydyada iyo waliba kala qeybinta Dalka

5 Doorasho Qof iyo Cod ah oo Waqtigeeda ku dhacdo uu ku guuldareystay

6 Sharci ku tumasho dhanka Dastuurka isagoo ku xad Gudbay Dhowr Sharci oo dhanka Dastuurka ah

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here