Dawladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xaaladda bani’aadaminmo ee ka taagan gobolka Tigray ee dalka Ethiopia.

Danjiraha Maraykanka ee QM, Linda Thomas-Greenfield ayaa sheegtay in kufsi wadareed halkaasi ciidamadu ay ugu geysteen haween qaarkood da’doodu ay siddeed sano jir tahay
.
Dhinaca kale, dawladda Maraykanka ayaa ugu baaqday dawladda Eritrea in ciidamadeed ay si dhakhso ah ugu saarto gobolkaasi.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here