Waxaa saacadihii u danbeeyey iska soo daba dhacaayey Cabashada ka imqaneysa Dowladaha daneeyo Soomaaliya kuwaa oo ku boorinaayo in la soo afjaro ismari waaga Doorashada ka taagan

Dowlada Norway oo ka mid ah wadama Dhaqaalaha ku bixiyo horumarka Soomaliya ayaa ugu baaqday Dowlada waqtiga ka dhacay in Xukunka wareejiso dhaxda dhigto si loo helo xal Doorasho loo dhan yahay

Warkaan ka soo baxay Dowlada Norway ayaa noqonayo kii ugu cuslaa uu la kulmo Madaxweynaha Waqtiga ka dhamaaday ee wali fadhiyo xarunta Madaxtooyada

24 saac gudahood ayaa Baaqyo kala duwan ka kala yimaadeen

Xogeyaha Qarmada Midoobay,Midoowga Yurub Dalka Norway iyo Dowlada Mareykanka kuligoodna laajad adag ayeey kula hadleen madaxda Soomalida

Soomaliya ayaa ka jirta dowlada waxqtigeedi dhqcay oo hadana dooneysa in ay Dalka 4 sano kake xoog ku siiheysato

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here