HomeWarkiiDowlada oo Darons iyo hub waa weyn soo iibsatay

Dowlada oo Darons iyo hub waa weyn soo iibsatay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Warar hoose ayaa sheegaya in Dowlada Somaliya soo iibsatay hub waa weyn oo nuucyo kala duwan isuu jira sida Drons-ka Dagaalka iyo hubka kale oo ah nuuca difaaca hawada ee diyaaradaha lagaga hor tago.

Dalalka Turkiga, Masar iyo Serbia ayaa la sheegayaa inay Dowlada Somalia ka saacideen helitaanka hubkaan oo loogu talo galay ciiidmaada Xooga Dalka Somalia kuwaasoo dagaalo kula jira kooxda Alshabaab

Dowlada Somalia ayaa dalal badan waxay la gashay heshiisyo wada-xaajoodyo iyo  iskaashi dhanka amniga ah taasoo u sahleysa inay isla dalalkaasi aka hesho hub.

Qalabka ciidan iyo hubka Dowladu heshay waxaa sidoo kale ka mid ah qalabka sigaarsiinta ed ciidamadu adeegsadaan,Gaadiidkla dagaalka nuuca qufalan ama gaashaaman, rasaas   iyo agab ciidan oo kala duwan ayaa sidoo kale ka mid ah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -