HomeWarkiiDowlada oo ku dhawaaqday inay xireyso garoonka diyaaradaha maalmaha doorashooyinka

Dowlada oo ku dhawaaqday inay xireyso garoonka diyaaradaha maalmaha doorashooyinka

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta Khamiista ay la xiro doono garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, maadaama 25-ka bishaan ay dhici doonto doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir.

Talaabadaan ayaa daba socota go’aan dhawaan Dowladu gaartay oo ahaa in guud ahaan iskuulada iyo shaqooyinka Dowlada la xanibo si jaanis loo siiyo dadka doorashada tooska ah ka qeybqaadanaya ee codkooda ku dooranaya madaxdii maamuli lahayd Maamulka Gobolka Banaadir iyo Degmooyinkiisa.

Ogeysiiska ka soo baxay Hay’ada duulista rayidka Soomaaliya ayaa sidan u qorna:-

OGEEYSIIS MUHIIM AH 📣
Iyada oo la tixraacayo ogeeysiiska ku lifaaqan fariintaan, waxaa Shacabka Soomaaliyeed, Travel Agencies-ka iyo shirkaddaha diyaaraddaha la ogeeysiinayaa in Maalinta Khamiista ah oo ku beegan taariikhda 25 bisha December 2025 uu xiranyahay Garoonka Aden Adde doorashada awgeed (local Elections).
Wixiii faahfaahin intaas dheer fadlan ka aqriso NOTAM-ka ku lifaaqan fariintaan.

May be an image of ticket stub and text

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -