Baryahan waxaa baraha bulshada qabsaday dad dhalinyaro u badan oo soo gelinaya sawirro ay iska qaadeen iyaga oo qaadanaya talaalka ka hortagga caabuqa Covid19; dadkaas oo u badan dhalinyaro da’adoodu ay u dhexeyso 30 ilaa 40.

Dalalka dunidda waxay ka siman yihiin in dadka ugu horreeya ee la talaalayo in ay yihiin dadka waayeelka ah, kuwa xanuunada gaar ah qaba & howl-wadeenada caafimaadka, Maxaa annaga naga qaldan.?

Waxaa suurtagal ah dhalinyarada talaalka qaadanaya in ay guryaha la joogaan waalidiintooda oo da’ ah. Wasaaradda caafimaadka waa in ay arrintaasi xil weyn iska saartaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here