HomeWarkiiDowlada oo saxiixday heshiisyo caalami ah oo lagu ansixiyay magaalada Dubai+SAWIRRO

Dowlada oo saxiixday heshiisyo caalami ah oo lagu ansixiyay magaalada Dubai+SAWIRRO

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada XFS Mudane 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗺 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗺 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶), ayaa si rasmi ah u saxiixay dhammaan heshiisyada iyo shuruucda wax ka beddelka lagu ansixiyey Shirweynaha 28-aad ee Ururka Boostada Adduunka (UPU), oo ka dhacay magaalada Dubai.

Soomaaliya ayaa tallaabadan ku xaqiijisay ka-go’naanteeda ku aaddan in si buuxda loogu dhaqmo heshiisyada caalamiga ah ee boostada, taas oo ka tarjumeysa istiraatiijiyadda dowladda ee ku wajahan casriyeynta adeegyada boostada iyo kuwa gaarsiinta (courier), si kor loogu qaado ganacsiga, e-commerce-ka, iyo koboca dhaqaalaha bulshada.

Qodobada uu Wasiir Maxamed Soomaali saxiixay ayaa waxaa kamid ah:

In Soomaaliya door muuqda ku yeelato bulshada boostada caalamiga.

In adeegyada boostada gudaha loo qaabeeyo si ay ula jaanqaadaan nidaamka caalamiga ah.

Iyo In la dardargeliyo qorshaha dowladdu ku horumarinayso adeegyada dhijitaalka iyo isku xirka bulshada.

Tani waa mid kamid ah guulaha diblomaasiyadeed iyo farsamo ee dowladda Soomaaliya ay ku muujineyso hoggaamin iyo ka-qaybgal firfircoon oo ku wajahan isbeddellada ka socda bulshada boostada caalamka.May be an image of 3 people, dais and text that says "28 UNIVERSAL POSTAL CONGRESS DUBAI 2025 28e CONGRÈS POSTAL UNIVERSEL DUBAI 2025 SOOMAALIYA oo SAXIIXDAY WAXKABADALKA SHURUUCDA IYO HESHIISYADA URUURKA BOOSTADA BOOSTADAADUUNKA. ADUUNKA. 21 21September 2025 2025 ) Dubai Imaaraatka Carabta"May be an image of 4 people, newsroom, dais and text that says "025 > 28TH UNIVERSAL POSTAL CONGRESS DUBAI 2025 > POSTAL 28TH UNIVERSAL CONGRESS DUBAI 2025 > 28 CONGRÈS POSTAL UNIVERSEL DUBAI 2025 SOOMAALIYA oo SAXIIXDAY WAXKABADALKA BADALKA SHURUUCDAIYOHESHIISYADA SHURUUCDA IYO HESHIISYADA ADA URUURKA BOOSTADAADUUNKA. 21September 2025 2025 Dubai Imaaraatka Carabla"May be an image of ‎3 people, dais, newsroom and ‎text that says "‎> 28TH UNIVERSAL POSTAL CONGRESS DUBAI 2025 RSAL L RESS 2025 > 28e CONGRÈS POSTAL UNIVERSEL DUBAI DUBAI2025 2025 fal SOOMAALIYA oo SAXIIXDAY WAXKABADALKA SHURUUCDA SHURUCDAIYOHESHISYADAURUURK IYO HESHIISYADA URUURKA BOOSTADAADUUNKA. ADUUNKA. 1September 2025 2025 Dubai Imaaraatka ر Carabla‎"‎‎May be an image of 3 people, newsroom, dais and text that says "28TH UNIVERSAL POSTAL CONGRESS DUBAI 2025 s 5 > 28e CONGRES POSTAL UNIVERSEL DUBAI 2025 SOOMAALIYA oo SAXIIXDAY WAXKABADALKA SHURUUCDA IYO HESHIISYADA ADA URUURKA SHURUUCDAIYOHESHIISYADA BOOSTADAADUUNKA. BOOSTADA AADUUNKA. 21 21September 2025 2025 Dubai Imaaraatka Carabta"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -