Dowlada Soomaaliya ayaa shaacisay in wax ka yar 15 maalmood inay dalka ka baxayaan kumanaan ka tirsan
ciidamada Afrikaanta ah ee ku jooga magaca ATMIS.

Talaabadaan ayaa daba socota wajiga labaad ee dhimista ciidamada oo si rasmi ah u bilaabaneysa maanta wuxuuna ku egyahay ilaa 31-ka bisha December.

Advertisement

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku cadeysay in 3000 oo ka mid ah ciidanka ATMIS ay ka bixi doonaan dalka inta ka dhiman sanadkaan.
May be an image of 10 people and text

Previous articleSaciid Dani oo soo ceshtay awoodiisii Puntland
Next articleCiidamada Dowlada Somalia oo Maanta si rasmi ah loogu wareejinayo Amniga Madaxtooyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here