Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay diyaar u tahay inay Dalka Iiran ka soo daad-gureyso Soomaalida halkaasi ku sugan ee raba inay ka soo dheeeraadaan colaada dagaal ee halkaasi ka jirta.
Guud ahaan Soomalida Iiraan ku sugan waxaa wargelin bad-baado ama soo daabulid gaarsiisay safaarada Somalia ee Dalka Turkey gaar ahaan Magaalada Magaalada Ankara.
Qoraalka Safaarada Soomaalida isagoo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-

