Waxaa kulan Muhiima wada yeeshay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya  George Conway.

kulankaan ayaa muhiim u ahaa dhanka Siyaasada iyo tan Bini’aadanimada madaama ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya  George Conway uu sidoo kalana yahay Uqeybsamaha isku-duwidda Howlaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya.
Waxay isla jeex jeexeen taageerada QM ee  hannaanka deyn cafinta iyo gurmadka arrimaha fatahaadaha oo Soomaaliya inta badan saameeyay.
Masuulkaa QM ka socday ayaa balan qaaday inay dhankooda taagere weyn ka gaysan doonaan deynta cafinta dhawaan loo sameynaayo Soomaaliya iyo sidoo kale dadaalada wax ka qabashada fatahaadaha.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and dais
Previous articleDowlada oo sheegtay in Howlgal lagu dilay Sarkaal Alshabaab ka tirsanaa
Next articleDagaal Alshabaab iyo Itoobiyaan ku dhex-maray Diinsoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here