MUQDISHO (DAYNIILE. COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Dowlada Samalia ay soo iibisay laba ka mid ah diyaaradaha rakaabka ee Somali Airline.
Wararku waxay intaasi ku darayaan in diyaaradahaan dhawaan lagu soo bandhigi doono garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Adan Abdulle International Airport.
1-da Bisha Julay oo ah maalin qaran ayaana lagu soo beegi doonaa hadii rabi idmo,waxaana loo qaban doonaa munaasabad gaar ah.
1-da Julay waxay waa maalinta xuska xornimadii Somalia gaar ahaana Somalia ay ka xorowday gumeystihii.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

