Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), waxay digniin u diraysaa bulshada ku nool gobollada iyo degmooyinka ku teedsan Badweynta Hindiya iyo Wabiga Shabeelle, iyadoo ugu baaqday in ay muujiyaan feejignaan dheeraad ah.