Dowlada Faderaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaalka shalay ka qarxa magaaalada Dhahar ayaa ugu baaqday Saciid Deni inuu joojiyo falalka Dagaalka Dhahar sii hurinaya.
Warkaan oo ka soo baxa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya ayay ku muujiyeen sida ay uga xun yihiin dagaalka degmada Dhahar ee Gobalka Sanaag.

