HomeWarkiiDowlada oo war ka soo saartay Hooyo Soomaaliyeed oo ku hor umushay...

Dowlada oo war ka soo saartay Hooyo Soomaaliyeed oo ku hor umushay Isbitaalka Banaadir markii ay soo eryeen.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa warsaxaaadeed ka soo saartay Hooyo Soomaaliyeed oo ku hor umushay Isbitaalka Banaadir markii ay soo eryeen.sida wararka qaar sheegayaan.

Muuqaalka Haweeneyda oo banaanka Isbtaalka  ku dhaleysa ayaa aad loogu shaaciyay baraha bulshada taasoo gaartay masuuliyiinta Dowlada.

Dhanka kale falkani ayaa dhacay  19kii bishii hore ee October balse muuqaalka ayaa xalay soo shaac baxay,sidoo kale Hay’adaha garsoorka ayay arintaani gaartay oo laga yaabo inay war ka soo saaraan dhawaan.

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -