HomeWarkiiDowlada oo xabsiga ka sii-daysay ciidamadii Jen.Sheegow

Dowlada oo xabsiga ka sii-daysay ciidamadii Jen.Sheegow

Dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga ka sii-deysay 22-askari oo ka mid ahaa ciidamadii Jeneraal Sheegow Allaha u naxariistee uu hogaaminayay markii gurigiisa Dowladu ku weerareysay bilo ka hor
Askarta ku heybta aha Jen.Sheegow ee maanta ka sii daayay waxaa kamida mid lagu magacaabo Abiye Axmed oo ku Xukunaa Dil Toogasho ah.
Magacyada ciidamada la sii daayay:-
1-Xasan Cali Maxamuud.
2-Saleeban Ahmed Cali Nuur (Baardees).
3-Cabdirisaaq Aadan Cali.
4-Axmed Cabdulle Abuukar.
5-Xuseen Cismaan Xuseen.
6-Maxamed Cabdulkadir Caamir.
7-Xasan Maxamuud Cusmaan.
8-Axmed Maxamed Cabdullahi.
9-Abuukar Cilmi Jeelow.
10-Axmed Abuukar Xaaji.
11-Maxamed Cali Abuukar.
12-Daahir Maxamed Cabdi.
13-Cabdullahi Xasan Aweys.
14-Saciid Cabdullahi Cabdi.
15-Yuusuf Maxamed Aadan.
16-Cabdiraxmaan Ibrahim Xasan.
17-Cali Abuukar Axmed.
18-Cabdiqaadir Maxamed Xasan.
19-Cabdiraxmaan Ibraahim Baashow (Marshaale)
20-Maxamed Abuukar Cabdullahi.May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -