War qoraaleed hadda ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyadda Dowlad Goboleedka Puntland er Garoowe ayaa lagu sheegay in aysan Puntland qeyb ka aheyn Shirka Shidaalka ee kasocda dalka Imaaraatka Carabta, waxaa looga digay Shirkadaha Shisheeye in ay Heshiis lagalaan DF Soomaaliya, maalmo kahor RW Rooble ayaa magacaabay Gudoomiyaha Shirkada Patroolka Soomaaliya, isagoo u magacaabay masuul ay isku deegaan kasoo jeedan, taas oo ay PL saluugtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here