Dowlada Qadar oo Balan qaad ka careysiisyey Madaxweyne Farmaajo u sameysay Ra iisal wasaare Kheyre

0

Sida lagu helaayo wararkii hoose ee l Dhex maray Dowlada Qadar Ra iisal wasare Kheyre ayaa sheegaya in Ay isku Fahmeyn Labada Dhinac Mustqbalka Soomaaliya

Dalka Qadar oo door Muhiim ah ku leh Soomaaliya ayaa hada u Muuqata in ay si Toos ah ula safay Ra iisal wasare Kheyre Doorashada 2021

Dooxa iyo Raiisal wwsaraha ayaa isku Fahmay in Doorashada Madaxweynanimo ay ku taageerayaan iyagoona u sameeyey Balan qaad waa weyn oo keeni karto in Daaqada laga saaro Farmaajo iyo Fahad Yasiin oo labadabu Ku tiirsanaa Dowlada Qadar

Dowlada Qadar ayaaaaminsan Xiligaan Siyaasad ahaan nin Kheyre ugu macquulsan uusan jirin madaama uu yahay Nin Dhalinyaraa Aqoon leh Saaxiba Badana ku Leh Beesha Calaamka

Dhanka kale Heshiiskaan Kheyre iyo Qadar waxaa si weyn uga Carooday Madaxweyne Farmaajo oo isagu isku haleynaayey Dowladaasi in ay ka Caawisa Doorashada 2021ka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here