HomeWarkiiDowlada Shiinaha oo ka hadashay Muwaadin dalkeeda u dhashay oo lagu dilay...

Dowlada Shiinaha oo ka hadashay Muwaadin dalkeeda u dhashay oo lagu dilay Tehran

BEIJING (DAYNIILE.COM)-Wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha ayaa ka hadashay Muwaadin dalkooda u dhashay oo maanta ku dhintay Magaalada Tehran kadib markii gantaalo ay haleeshay gantaalo Mareykanka iyo Israa’iil ku garaaceen Magaalada tehran ee xarunta Dalka Iiraan.

Dowlada SHiinaha waxay shacabkeeda ku dhaqan Tahran ugu baaqday inay deg deg ah uga baxaan dhulka Iiraan si ay uga bad-baadaan gantaalada ku soo dhacaya dalkaasi.

Dhanka kale Dowlada Shiinaha ma sheegin wax tallaabo ah oo ay qaadayso gaar ahaan inay muwaadiniinteeda ka caawineyso inay ka soo qaado Tehran wada kasta ha u martee walow uusan shaqeyneyn dhaq dhaqaaqa hawada ee dalkaasi.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -