HomeWarkiiDowlada Somalia oo beenisay inay erisay Safiirka Imaaraatka

Dowlada Somalia oo beenisay inay erisay Safiirka Imaaraatka

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War qoraal ah oo ka soo baxay Dowlada Somalia ayaa si wayn loogu beeniyay Dalka gaar ahaan Caasimada Muqdisho laga eryay Safiirka Dalka Imaaraatka Carabta uga wakiilka ah Somalia,
Dowlada Somalia waxay ku tilmaamtay wararkaasi la faafiyay kuwa aan sal iyo raad toona lahayn islamarkaana ah been abuur la sameeyay.
Xiriirka labada Dal ayaa xumaaday taasoo bilo ka hor keentay in Dowladu xiriirka diblomaasiyadeed u jarto Imaaraadka inkastoo hada Dowladu beenineyso inay safiirka Imaaraadka ka erisay Dalka.

May be an image of map and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -