Xukuumada Somalia ayaa beenisay warar maalmihii ugu danbeeyay lagu hadal hayay baraha bulshada kaasoo ah in Ra’iisulwasaaraha uu lacag uga qaatay Dowlada Sweden in Soomaalida qaxootiga ku ah dalkaasi dib loogu soo celiyo ASomaliya yaasoo ku kaceysay malaayiin Doolar.

