HomeWarkiiSAWIRRO: Dowlada Somalia oo Ciidamadii ugu badnaa u dirtay furumaha Gobolka Shabeelaha...

SAWIRRO: Dowlada Somalia oo Ciidamadii ugu badnaa u dirtay furumaha Gobolka Shabeelaha hoose

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kumanaan ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka oo wata gaadiid badan oo kuwa dagaalka ah ayaa maanta ka anbabaxay Magaalada Muqdisho iyagoona ku sii jeeda Gobolka Shabeelaha hoose.

Ciidamada waxaa la dar daarmay  Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xogga dalka Sareeye guuto Sahal C/llaahi Cumar wuxuna u sheegay inay u howlgalaan sidii ay Alshabaab uga xoreyn lahaayeen Degaanada ay kaga harsan yihiin Gobolka Shabeelaha hoose.

Ciidaadaan oo ah kuwo cusub ayaa aad loo qalabeeyay waxaana lagu daabulay gaadiidka xamuulka ee  ciidamada Xoogga,waxaana dhinac socda gaadiida dagaal ee qoryaha waa weyn ku rakiban yihiin.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -