HomeWarkiiDowlada Somalia oo Dalka Rwanda kasoo qabatay Somali baxad ahaa oo ku...

Dowlada Somalia oo Dalka Rwanda kasoo qabatay Somali baxad ahaa oo ku edeysane kufsi

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Booliska Soomaaliya qeybta la shaqeysa Booliska Caalamiga ah ayaa dalka Rwanda kasoo qabtay eedeysane Jaamac Cabdi Maxamuud oo baxsad ka ahaa hey’adaha Cadaaladda, kaas oo ku eedeysan Kufsi, Duubis muuqaalo anshax xumo ah, iyo tacaddi loo geystay gabdho Soomaaliyeed.

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -