HomeWarkiiDowlada Somalia oo ka soo saartay qaraxa naftii haligaha ee Muqdisho ka...

Dowlada Somalia oo ka soo saartay qaraxa naftii haligaha ee Muqdisho ka dhacay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa afaafka hore ee xeradda Jeneraal Dhagabadan ku toogtay naftiis-halige , kaas oo isku soo xiray walxaha qarxa, Ciidanka oo feejignaan buuxda ku jiray ayaa toogtay naftii-haligaha kadib markuu isku dayay in uu galo Xerada.

Qaraxaasi wuxuu sababay dhaawacyo soo gaaray qaar kamid ah Ilaalada Xerada.

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xaqiijinaya in amniga xeradda iyo guud ahaan nawaaxigeeda uu yahay mid sugan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -